Duqa Muqdisho oo soo saaray warqad lagu baa’bi’inayo sharciyada loo sameystay dhulka….

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa dib ugu soo celiyey gacanta Dawladda Hoose Xarunta Waaxda Oktoober ee degmada Waaberi oo si sharci darro ah warqado ugu sameysteen shaqsiyaad, lagana dhigay goobo ganacsi, iyadoo maanta dib loogu soo celiyey danta guud, si loogu adeego shacabka Soomaaliyeed. Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) … Continue reading Duqa Muqdisho oo soo saaray warqad lagu baa’bi’inayo sharciyada loo sameystay dhulka….